jacaylkaa muliyo
goday caashaqa
gawoow u dhashaa
iga gaagaxee
god walaalnimiyo
gacaltooya aad
gar u leedahay
kula gees maree
jacayl gaamuriyyo
goday caashaqiyo
iga gaagaxee

gabaguun ahiyo
go'aan waalidba
geed igu xidhee
i guhaadiyaa
geed igu xiree

waxba geysanine
gocashada jirtiyo
guurta umad lihi
gol haduusan garab
gacaloy iido
marlabaad geesi noqo

nasiib goori lihiyo
gurmad ii ahban
garab ii ahbaan
gabayoo gurdee
guri aan dhistiyo
gogol raaxo leh
gogol ii dhistaa
gabalka u dhacee

gabaguun ahiyo
go'aan waalidba
geed igu xidhee
i guhaadiyaa
geed igu xiree

Exit mobile version