VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Guga - Lyrics

ogoow cordoo calcalyada xareed cadhadii dagtoo ceegaagsataa coso soo bixiyo doog iyo caleen cayncayn ahoo isoo carfaa naf ku cashaqdaa ku cawaysatee calan kuu sidee caadadayda garo cadar ceeblo oo qorshe iyo wanaag sharaf caadadeed caadil siiyayoo canabeey naftuna wixii ciilayaba cash ka gooynayoo cadibaad ka dhawr
Queue is empty
-- / --