VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Haboon - Lyrics

naf jacayl haleeloo hami uu hogaan shaa hagid kuu hor joogtee niyad kuu hilowdoo rajo kuu han waynbaa hiilkaa sugaysee haaswe wacan iyo haasha kalgacalbaa kuu hawooday adigee hab isii hab isii habooneey naf yacayl han gaaroo halis tuu wareemaa dhayid kuu hor joogtee naartoo holcaysaa nabarkii hulagaa hiilkaa sugaysee
Queue is empty
-- / --