hadii aan maskaxic talin
indhuhu shayda mayricin
dhagahu maqalka soo xigan
gacmahu hawshu maamulin

jirkaa muruqa tiirshiyo
maan garasho dheeriyo
xidid maaxiya jirin
fikradbuu qabtaa badan

malahaygu siduu qabo
ma garateen aduunyadu
halka ay maraysee
muhushada hamuuntiyo
caashaqaba maaree

hadii aan lafaha mudan
mahuraan ka bowdyuhu
dheelidu makabka soo celin
miid aan majuus socon

fayluhu mug weyniyo
maanshaaxid dhiga meel
miisanka qaadsiga
masalaha cadaa takin

malahaygu siduu qabo
ma garateen aduunyadu
halka ay maraysee
muhushada hamuuntiyo
caashaqaba maaree

Exit mobile version