VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Hooyoy macaan - Lyrics

iyadoo ahayd inan amarkii illahay aabo tuu aroose sahal ugu edegtay hooyo macaaney hooyo unugan ka beermay anfaca la cunayiyo oonkaba tii diiday afkaba saari waudaa hooyo hooyo macaaney uurkiyo culaykiy iyadoo itaal daran tii ila ordaysay adimada ka daashay hooyo hooyo macaney umasha iyo fooshii midiidii afnaysnayd midii lala abaaray u calool adaygtaay hooyo macaaney hooyo abaalkaaga hooyo abidkaa intaa jiro ma ilaawi doone jasada eebahay hooyo janada ugul ha ka yeelo aakhiro aamiin aamiin ifka goorti aan imid ilkiyo xanunkiyo durba tii ilowday farxad iigu ilmaysaa hooyo macaaney hooyo abaab inta noloshiyo afka macanaankiisa adaabta dhaqankuna anshaxa i baraysaa hooyo hooyo macaaney tii aqoonshe ayaar i daryeesha anigiyo asaagay ixtriaam ka mudataay gartideeda ahaday tii lagu ishaaray inta nool aduunyadu wada amaanaan hooyo macaaney hooyo abaalkaaga hooyo abidkaa intaa jiro ma ilaawi doone jasada eebahay hooyo janada ugul ha ka yeelo aakhiro aamiin aamiin
Queue is empty
-- / --