VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Riyo - Lyrics

riyada laylkii kastaba intaa baarimayaa qalbigu tii urabaan anigu raad raadaya rajada reer yeelo ban intaa iska raaridaa rafaad inigoo qabaan galgacayl raad raacaynayaa rubiyo raas dooglaban intaan raarka u dhigaa ku raaxaystaa runtii ragaad ku diyaariyaa raaliyo tii ii ahayd anigu raadkeedu waa riyada laylkii kastaba intaa waan rooraya rafiiq aan jooginbaa anigu u ruclaynayaa rakada ay saarantaan intaa reedyu raraa ridada anigoo ogbaan bilaash ku riyaaqayaa rubiyo raas dooglabaan intaa raarka u dhigaa
Queue is empty
-- / --