VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Sanad barwaaqo - Lyrics

sidii sanad barwaaqoo dadku wada sugaayaan sifaheedaoo kalaan ana kuu sugaaye bal salaanta iga qabo sagal da'ay la moodyee suuradaada quruxda le waan ka samri waayee miyaan kula simayaa subaxii aan kulanaa seexan waayoo laylki sababtii caashaqaaga wadnahayga sudhano hablaha siina dheertee sadkii SAATIR kuu qoray sulekhaay seegi mayside sanku neeflahoo idil calafka waa u simanyahay looma kala sareeyee suuradahaa quraankaa sifihaas cadeeyee waa saxeex warkaygee
Queue is empty
-- / --