VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Suuraha - Lyrics

ma ogtahay suleekhaay kalgacayl siyaadiyo caashaqan sal iyo baar inaan laabta kugu sido ma ogtahay sideedaba xiisahan aan suulayn sabab inaad u noqotoo sanka kaaga tolanahay adna sidaan isleeyahay kolay waad la socotaa mar hadaan ku sahansaday sabankii xun saaxiib la iskuma safaadee iga jooji suuraha ma ogtahay suleekhaay saqda dhexe alaylkii inaan seexan waayoo hurdadii ka suulee ma ogtahay sideedaba samri waayay awgaa samiyo kalgacalbaan kuu siiyay ila qabo
Queue is empty
-- / --