VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Xamareey - Lyrics

caasimad ilwaadiyo bilic loo astaysaa noobiyo ilayskii afrika u baxaaye asaaskii gobanimo anba qaadisteeday xaruntii afgaradkii midnimmo is raacday lama arag aduunyada meel kugu astaano anfac iyo dhaqaale runta kula eekaysee xamaray amaaniyo nabad eebe kuu sahal dugsigii aqoontiyo tii laga aflaxaaye ilbaxnimada meeshii asalka u ahaydaa agagaarka xeebtiyo carradii udgoonayd xaduntii islaamkiyo degaan awliya tahay lama arag aduunyada meel kugu astaano anfac iyo dhaqaale runta kula eekaysee xamaray amaaniyo nabad eebe kuu sahal
Queue is empty
-- / --