VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Xoogii dalka - Lyrics

xoogi dalkaygoow xubno daacada ahow xiligii kastaba xadka dhowrayow xoogii dalkaygow rag la soo xushoo xeelad iyo farsamo xilka waajibka xarago u gutoo xoogi dalkaygow xaasha lilaahiyo dhiigiyo xinjirada adaa xornimada darteeda xaq u daaisa xaynimo adeegsado calanka u xajiya xoogii dalkaygoow xaq u dirir inaan ahow xarbi iyo dagaal ku xafido dabayl xoogi dalkaygoo la xisaabtamo xigashiyo dareen xilka waajibka xarago u qabtee xoogi dalkaygow xaasha lilaahiyo dhiigiyo xinjirada adaa xornimada darteeda xaq u daaisa xaynimo adeegsado calanka u xajiya
Queue is empty
-- / --