VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Abshir waaye guurka - Lyrics

abshir weeyi guurkuye aasaaska noloshee waa wax lagu arwaaxoo lagu aflaxo aduunyada aramida kalgacalkuna xaajo uguba maahee aadaniyo xaawaa noo ankumay iftiinkee idinkuna gadeedii kol hadaad aroos wacan udubkiisii taagteen alle mahadii weeyaan labadii id fahantoo sida digriyow iyo najma oorisdiisa nolol aayatiinliyo ubad khayrle kala hela mar haday asxaabtiyo ehelkiyo qaraabadu idiin sacab tumaayaan way idiin ahaatee ducadiyo amaantooda aqbal iyo gudoon dhaha
Queue is empty
-- / --