ogoow anigaa ku jecel ayaamo hadaanan ku arag
qalbigaa abaarsadsada oo adi ku daydaya

naftan kuu ooman albaabada indhahayguna
ilmadaaday la daaleen u il daran yihiin awgaa

amaantiyo erayga wacan adigaa iga istaahiloo
uurkaan kaa doomayaa

idilkood xubnahay dhamaan adigaa amar siinayoo
kuu adeegayaan macaan

ubaxii jacaylkaan suray oogadaadee
ma isasoo abaarnaa aroos lama ilaawaaniyo
aqal ma taagnaa

Exit mobile version