VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Boqoradan Jeclaa - Lyrics

Naftan kuu bugtee baxsaneey daraada Bogsan weyday awgaa Booge dhaye sidiisii Adaa baanan karayo Iga bi'in karaaye Boqoradaan jeclaayeey Beer adega igadaa Waxaan ahay bisteeye Ila bogo jaceylka Hadal beerka laabtiyoo Badankey qaboojana Uma baaqo ruux kale Adun baan codkaagi Ku baraarugaayoo Noloshey barkeede Boqoradaan jeclaayeey Beer adeega iigadaa Waxaan ahay basteeye Ila boggo jaceylka Waxaa qoray : Bashiir salaad
Queue is empty
-- / --