VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Dhunkashada - Lyrics

inkastoo dhibkiisuba u badanaa dhankeygii caashaqii i dhaawacay adna waa dhadhamisoo dharaarahan ma moogide heey heey ma moogide muda badan is dhowrnaye ma isku so dhawanaa dhunkashada dibnaha faruuryaha dhakab ma isku sinaa dhaxani hayna deyse inkastoon aan dhuuniga dhandhanaansi mooyee aan u dhaafay aawgaa adna dhowristeyduu dhulka kula wareegaa haa haa wareegaa muda badan is dhowrnaye ma isku so dhawana dhunkashada dibnaha faruuryaha dhakab ma isku sinaa dhaxani hayna deyse
Queue is empty
-- / --