VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Dookh - Lyrics

labadii is doortee wanaagiyo dulqaadkiyo darajada ka simanee adinkaa dal iyo dibad ama dunida oo idil caashaqa daryeeloo dabaal bara jacaylke yartaay dookhaagu waa dahabee yarkuna waa inuu dareemaaye dadkuna waa inuu dareemaayee yarkoow yartuna ayaan la isku kiin dirin labadii dadaalee diintiyo asluubtiyo dabciguba is raacshee adinkaa aqal wada dagi oo loo dabaal dagi sucadiyo salaantana dadku idin gudoonsii
Queue is empty
-- / --