VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Dumar iyo jaceyl - Lyrics

Doqon ma ahan liitaa Diirac ma ahan lurkii laran Ma ahan dahab yaalo caad doo Kal gaceylku waa dooq....2X Dantuna ceeba malahee Dantu ceeba malahee Dadku uun beey isku Nacayee...2X Dumar taan ka caanshaqay Duni ayey iga raacdee...2X Madayaa jaceyloo Dib ma uga haraa Haba ila dagtee Dib ma uga haraa dumar iyo Jaceyl.....1X Madayaa jaceyloo Dib ma uga haraa Haba ila dagtee dumar iyo jaceyl Dib ma uga haraa....1X ((( BOGGA LABAAD ))) Danbi malaha ruuxii Illaaheey ka deeynayo Daawo malaha ruuxii Wadku soo duljoog sado....2X Dantuna ceeba malahee Dantu ceeba malahee Dadku uun beey isku Nacayee......2X Dumar taan ka caanshaqay Duni ayey iga raacdee.....2X Madayaa jaceyloo Dib ma uga haraa Haba ila dagtee dumar iyo jaceyl Dib ma uga haraa.....1X Madayaa jaceyloo Dib ma uga haraa Haba ila dagtee Dib ma uga haraa Haba ila dagtee Dib ma uga haraa Haba ila dagtee Dib ma uga haraa.....1X lyrics By Dayran omar
Queue is empty
-- / --