VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Dumar laga xushaa - Lyrics

Ruux kula dadoo kula Diina baa dugsi laga Dhigtaa....2X Marwo daacadoo ku Diir naxdaa dumar laga Xushaa ~ yee Dahab iyo xariir keey doon tabaa Dusha lo suraa Dusha lo suraa Dusha lo suraa Dusha lo suraa....2X Darajada aduun Dad is guursadaa Ku dakenayee ee Arooska ku daga...2X Ku dakeeye oo Arooskan ku daga Ku dakeeye oo Arooskan ku daga Ku dakeeye oo farxiyooy ku daga Ku dakeeye oo faraxow ku daga Ku dakeeye oo ducadeeda hela....1X (((BOGGA LABAAD))) Rer lagu dagoo Lagu diir sadaa Daa'in laga baryaa...2X Geesigii da'a daa ka dortay baa Dadab lala galaayee Deeq iyo wanaag ku Doona ~ yaa baa dabcan lo huraa Dabcan lo huraa Dabcan lo huraa Dabcan lo huraa....2X Darajada aduun Dad is guursadaa Ku dakenayee ee Arooska ku daga....2X Ku dakeeye oo Arooskan ku daga Ku dakeeye oo Arooskan ku daga Ku dakeeye oo farxiyooy ku daga Ku dakeeye oo faraxow ku daga Ku dakeeye oo arooskan ku daga Ku dakeeye oo ducadeeda hela.....1X ))) lyric by Dayran Omar
Queue is empty
-- / --