VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Dumar waa xujoobeen - Lyrics

xurmo u hadal ku leeyahoo xarfahaa aad xulataa xeeldher is ogaa murti lagu xardhaayo xigmad lagu xusaa hadal xeerbegtu siday tidhi xaawaley kaskoodaba xuub caaro weeyoo markii aan xuldheeraye xuuramay garashaday xoogadan afka qalay xifaaltana lagama karo awr xariir ku dubacyahay rarku wuu xumaada xalow kale ma wadi karo dumar waa xuljooge xadkii way talaaben waana xeerimaayan xagahsan ma daayan xal u raadi kii dhaho ayay xarow u dhaamiyan raguunbaw xabaalgala diintiyo xornimada ee halka dumar xinjiro ay ku xasuuqu cadowga ee xarbi uu ku galashayee maad garan xadkaagiyo halkaad xoog leedahee xubigiyo kalgacalkiyo xanaanaynta ubadkiyo xarun ay nabadi taalo waa xaafadi kale iyo xeeladaada awr xariir ku dubacyahay rarku wuu xumaada xalow kale ma wadi karo dumar waa xuljooge xadkii way talaaben wanaag xeerimaayan xagahsan ma daayan xal u raadi kii dhaho ayay xarow u dhaamiyan
Queue is empty
-- / --