ma ogtahay gobaadeey garashada haweenkaba
guulahay ma siminoo
sida faraha gacantaa loo kala gadeeyoo midba
meel lageeyoo gabar lagu hubaad tahay
geed faraqa bixiyiyo cidi fooda goyniyo
gob xariira baad tehee
allaw yaa garoowiyo guriga aad ku dhalatiyo
kula taga dhul dooglo kugu qabaa nugaal godan
ma ogtahay guduudoy qof jacayl ku gaadaba
cidi uma garowdoo
siduu hadimo gaystaa loo guhaadiyaayoo
gafka lagama dhawree gacal lagu hirta tahay
geenyadii bureeqoo gayigeena joogtiyo
taan goobayaad tehee

Exit mobile version