jamaadey wax jacayl mooda
intuu jilbkaaga i dhigaa
i jibaaxey anigee

jilkii jugood intaan qaban
judhii qabac shabeeliyo
aan jimicsanayaa jima u sare

jamaalkagau inanyahay
igu noqoy jowharad
wadnahayga jiite

cilmi jilba u dhigaa
jara iima loole
jagada ii goone

jaamadeey jiilal baaqiyo
jaaha laga hayaamiyo
waxa jabaqa ka so maray

jarmaadiyo araaba
jidka waxaan kuso jaray
hadba jimicsi iyo daal
jabkaa ani usoo maray

jamaalkagau inanyahay
igu noqoy jowharad
wadnahayga jiite

cilmi jilba u dhigaa
jara iima loole
jagada ii goone

Exit mobile version