VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta khadra - Lyrics

hadii lagu xusho haweenka qurux aayaha edebtiyo xishood quman ama se lagu ladhay qadarin gabadh hanaan adigaa laguu qirayoo marwadii qarnigaad qadraay tahay gobaad tahay qalanjo gaariya qoyskii ku dhalaa ahaa qaran qaaradaad ku kortaa mid qali ahoo marwadii qarnigaad qadraay tahay oo heleey heleliyooy heleelay qabawga yuba iyo hadaaftimo oo heleey heleliyooy heleelay buuraha galgaliyo qandala dahar oo heleey heleliyooy heleelay laas qoray badhanbaad u tahay qorax oo heleey heleliyooy heleelay sanaag quruxdeediibaad tahay marwadii qarnigaad qadraay tahay hadii lagu qoray murtida qalin amaan qudha looga dhigay qodob qiyaastii adaa u helay qayb adaa u horeeya qayrkaayoo marwadii qarnigaad qadraay tahay qofkaad la dagtaa nasiibsadayoo qaayha adigaa u madan dumaroo qurayshtii adaa ka galay kowoo marwadii qarnigaad qadraay tahay
Queue is empty
-- / --