aley lahoo laamansadey
naf jaceyl luleysaa
laaluu kugu sabeysee
adigaa iyo ku dabashaa
laydhoo kulA daabta
beer kulul aax
laablaabda caaqada
lugahaaga sudhanoo
luulna igu salaanoo
adoo laama ubax liyo
laydha lucubkoo
inkastoo xidan tahy
salaana iga gaadhsii
intay igu lamaantahoo
wali laama sugaaa
aduunyada lugeediyo
lubigiyo colaadaha
waa lix iyo toban sano
ayay iga libidhaa
ma lado hyurdada
waa laab kacaa dartaa
luqmadaan ka go ayee
hadey laydhu iga bixin
lurkan kuma jiraayo
waan soo laaban doonaa
luuleey laaxiyo
aroos aan laadanaoo

Exit mobile version