Inan yaheey magoshee ~~
Mahiigan sidii sii mankeyga
Qaadee…..2X

Maxaan uga masalaa
Muuqdhereey sheekadan….2X

Dareen keeda macaan
Nuur keeda macaan
Maan seegin anigu yee
Marinkeed ma haysaa…1X

Nuur keeda macaan
Dareen keeda macaan
Maan seegin anigu yee
Marinkeed ma haysaa…1X

Waa mid inagu mudan
Waa waa mid inagu mudan
Dafireynin maalmahoo
Mowlahaan magansaday….2X

((( BOGGA LABAAD )))

Inan yaheey magoshee ~~
Dadku kala mug weynoo
Qurux lama masuugee….2X

Maxaan uga masalaa
Muuqdhereey sheekadan….2X

Madasheeda dugsoon
Madasheeda dugsoon
Muxibeey igali see
Marinkeed ma haysaa ~~….1X

Waa mid inagu mudan
Waa waa mid inagu mudan
Dafireynin maalmahoo
Mowlahaan magansaday…..2X )))

lyrics by Dayran omar

Exit mobile version