VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Muqdisho - Lyrics

allaa mahada leh muqdishaay marka hore salaan guud marka xigana hambalyada waad mutaysatoo maankaad u tahay wehel mar hadaan dhexdeenii maanta aan mushaaxnoo ma huraan walaaloo ah maamuuska awgiii ii wada mashxaradeen ana waxaan ka ahay marag mudan inaa u tahay nolol iyo magaca soomaaliyeed dhamaan ila maqsuudeen allaa mahada lee muqdishaay mar haday bilicdaadidiyo muuqaalkaaga wacan ishu muhatayoo lagaa maarmi karin mar hadaan badwayntii lliido muquurto masraxii dalkeenaa mashaqiyo dhibtuu qabo la wadaago murugada ana waxaan ka ahay marag mudan inaa u tahay nolol iyo magaca soomaaliyeed dhamaan ila maqsuudee
Queue is empty
-- / --