VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta My Love - Lyrics

afku dhuxulkaa dhaayaha indhaah dhalan wanaagaaga dhal dhal joogaaga midabkaaga dhiinka dhaayahaa urooney dhaqan joog sigaagi dhoola qoosadeydee halkii aad ku dhalatoiyo dhudi lagu xambaaryeey ma wax kula dhigmaa jira hodaneey kula dhigma jira fanana kula dhigmaa jira may love kula dhigma jira dhuuxiyo lafaha jacey;lkaan ku dhacey ee aad ku dheertahaa dharaar iyo aleylkaaga joogaag jecel dhaayihiii nafteydoow waxad iiga dhigan tahay sida Roob guyaal da ay halkii aad ku dhalatiyo dhudi lagu xambaaryoo ma wax kulaa dhigmaa jira fanaan kula dhigmaa jira codkula dhigmaa jira axmadow kula dhigma jira
Queue is empty
-- / --