naftan kuu buktee baxsaneey daraadaa
bogsan wayday awgaa
oogaadaye sidiisii adaa baanan karayoo
iga biin karaayee
boqoradan jeclaayey beer adayga iga daa
waxaan ahay basteye ila bogo jacaylka
hadal beerka laabtiyo badanky qaboojana
kuma baaqo ruux kale aduunbaan codkaagi
ku baraarugaayoo nolasha ii barkane

Exit mobile version