VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Qalanjo dumar - Lyrics

Inta Qalanjo Dumar Qurux Loo Dhameeyee Qoran Ilaa Tin iyo Cidhib   X2 Midaan kugu Qiyaaso Khadrooy Adiga Kula Mida Mabay Dhalan Qarnigan Indhahaygu May Qaban   X2 Sidaad ii Qadarisaa. Ana Kuu Khashucoo Qurux inaan ku Waayo Qadar iga Maqnaataa Way Qoomamiyo Ciil      X2 Inan Qaayo Wacanoo Qoys Wacan Ka Dhalatoo Qalbi Wacan Ayaa Tehe     X2 Qortaadan Dheeriyo Qaarkaagan Kala Shuban Lagu Jaray Qiyaasta Qormay Aniga i deeqde Qalbigaagan Igu Hay      X2 Sidaad ii Qadarisaa Ana Kuu Khashucoo Qurux inaan ku Waayo Qadar iga Maqnaataa Way Qoomamiyo Ciil    X2
Queue is empty
-- / --