VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Soomaalinimo - Lyrics

buuraha suradbaa u dheer hankana somalinimo gobtuna silic bay martaa hadana saxariir ma time abaartuna waa sune haduu jiro saban xumaa waxa xiga bari samaad sagsaaguna waa dhamaad galool samada jiro salkuna u aroorsanyahe ayaan saban kula dhasho afkaygu ma suuli karo samada calanka ku ladhan ayaa sanka taag i faray adkayso samir lahow bilaha soonka i farayee daruuraha sixirka iyo intaan saxalkani dul iman samaaluhu wuxuu ahaa naflamada ugu sanbeen sadada tafaraariqiyo intaan soc soc cufin safiyo cududbuu lahaa cadaawuhu kaga sasaan allow solo sii bulshada sokeeya inay yihiin sinjiga ka midaysanoo boqodkaba saw ma hayn sariir lagu wada gam'aa bana basar noo ahow hargeysa samo wanaag sadaada xayi u ahow waxa xalay la ii sawiray geyigoo nabad saaqdiyo sareedo dadkoo ku leday waxay sugayeena helay buuraha suradbaa u dheer hankana somalinimo gobtuna silic bay martaa hadana saxariir ma time waxa xalay la ii sawiray geyigoo nabad saaqdiyo sareedo dadkoo ku leday waxay sugayeena helay buuraha suradbaa u dheer hankana somalinimo gobtuna silic bay martaa hadana saxariir ma time
Queue is empty
-- / --