VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Ubaxa ruxa hambalyada arooska - Lyrics

Labadii ruuxood Reer inay dhisaan Isku raaca oo Rabbi uu uquro Riyadoo soo May helin runtii Helo oo riyadii Urumoodayee Hablo ubaxa ruxa OO ubaxa ruxa Idinkuna rafiiqii isku raaga oo nool Bashiiroow/Axlaameey Raaxana ku nool > Aamiin Raboo idinka yeel > Aamiin Labadii ruclo iyo Runta urooro oo Caashaq rafaad meel kulul umara Soo rees udgoon Rasmi uma dagaan Rees wacan dagoo Uruyaqaanayee Ragoo sacabka rida Rida sacabka rida oo sacabka ridaa Idinkuna rafiiqii isku raaga oo nool Bashiiroow/Axlaameey Raaxan ku nool > Aamiin Raboo idinka yeel > Aamiin
Queue is empty
-- / --