Labadii ruuxood
Reer inay dhisaan
Isku raaca oo
Rabbi uu uquro
Riyadoo soo
May helin runtii

Helo oo riyadii Urumoodayee
Hablo ubaxa ruxa
OO ubaxa ruxa

Idinkuna rafiiqii
isku raaga oo nool
Bashiiroow/Axlaameey

Raaxana ku nool > Aamiin
Raboo idinka yeel > Aamiin

Labadii ruclo iyo
Runta urooro oo
Caashaq rafaad
meel kulul umara

Soo rees udgoon
Rasmi uma dagaan

Rees wacan dagoo
Uruyaqaanayee
Ragoo sacabka rida
Rida sacabka rida
oo sacabka ridaa

Idinkuna rafiiqii
isku raaga oo nool
Bashiiroow/Axlaameey

Raaxan ku nool > Aamiin
Raboo idinka yeel > Aamiin

Exit mobile version