VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Waa inaan qorsheynaa - Lyrics

Qarnigaan hablaha kacay ~ Qureesh taan ka doortee Qalbigeygu tabayaay Qowlkaga wacan iyo qaabkaga Kala dhigan nafta qiiro galisee..2X Qeyb qeyb haddii aan ~~ Xubna haaga Qaawiyo ooh...2X Quman kama dhargaayee Haa kama dhargaayee...1X Waa inan qorsheynaa Aroos qiimo badan iyo Qurux lo cayaaroo Farxad aan ku qaad naa....2X ((( BOGGA LABAAD ))) Qiyaastada hadalki iyo Xishoodki iyo qada rintaa Kheeyr kaa ku dhaaftee ~~ Qoortada dheeri iyo qun yar socodka laafyahaa lama Qarin karayee...2X Markaad luqunta qaadee ~~ Igu qabato bashadaa aah...1X Markaad luqunta qaadee ~~ Igu qabato nasahaa aah Ayuun baan qabobaa aah Aan qabobaa aah...1X Waa inan qorsheynaa Aroos qiimo badan iyo Qurux lo cayaaroo Farxad aan ku qaad naa....2X ))) lyrics by Dayran omar
Queue is empty
-- / --