VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Wagerey - Lyrics

Wagareey aduunyada Jacayl waaba ha noqoninee Wagawga ma jeedinee Wiilal dhalay ma seestaa 2x Waadigii haweeneey Adoon iga war diidayn Waadigii haweeneey Adoon iga war diidayn Ayaa gogol wehel kuu dhigaa 2x Wadan kala wanaagsanee Wacan ciidii loo bogey Wadan kala wanaagsanee Wacan ciidii loo bogey Hareerihii wacnaa iyo Had walwaalo aragtideedaa Miyaa laguugu soo galaa 2x Weyne tuu u deeqee Qurux weel u buuxshaay Waaxyaheeda qudha ee Loo wada dhameeyaay 2x Dibkuna wajiiliyaa Halka waalid igu daray Dibkuna wajiiliyaa Halka waalid igu daray Ayaa gogol wehel kuu dhigaa 2x Wadan kala wanaagsanee Wacan ciidii loo bogey Wadan kala wanaagsanee Wacan ciidii loo bogey Hareerihii wacnaa iyo Had walwaalo aragtideedaa Miyaa laguugu soo galaa 2x
Queue is empty
-- / --