ma ogtahay xalay
roobkii helay
dhulka hoos uxulay
uu dhiagy xarun badan
sida loogu xiisaa
qalbigu kuu xasuustaa
xubigiyoi kal gacal kiyo
ruux laba xadeyn karo
xisaabna laguma
qori karo
waxan doonayaa xageyga
laba xalaal guri yagleela
is xurmayn o waligeen
ma ogtahay xulashada hawen
markii aan xqiiqi
xamaroo dhan soo maray
xugtooy maan arag
xuural cayn mid kula siman
darafkiyo xaqdhowrkiyo
waxad tahay xariir
rabi ha isku keen simo

Exit mobile version