VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Cadale - Lyrics

crabkiyo dhanxaraga ciridkiyo ilkahaa caanahay ku nuugtaa wali kasoo cartamayee ana sidaan u caashaqay calwo saaday oo kacay canabeey kolkaan idhi cidlo noqotay meeshii cosobiyo dhul doogiyo caw baarta dheeriyo cadaleey ku dhalatee ninkay calaf u noqotaa cuno ay u karisaa cawo iyo ayaan lehe camuud kuma istaagtooo cagta qodax kama mudo camal kuma tilmaaniyo caasi waalidaynkii ana waxaan ku caashaqay cidhibtiyo kub naasaha cabir lagu sameeyo cantoobsiga ku fiicane cosobiyo dhul doogliyo caw baarta dheeriyo cadaleey ku dhalatee ninkay calaf u noqotaa cuno ay u karisaa cawo iyo ayaan lehe
Queue is empty
-- / --