VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Badigood bilcaantaan - Lyrics

Badigood bilcaantaan baaryaha ay ku baareen Mana buuxdo boorsadoodee Birigiina jiidee Boorsada lee buuxsade Oo la soo baxee burhaantiine. Badigood bilcaantaa Waa iska buundhabaan balantood beeso lee waaye Berigii rabtinee boorbare iyo Barfuuun bajin la isku soo baneehaayee Bacdood uwaynee Beeso inay ku qaataan Ubaxaan banaan u aadaanee Been koo usheegee Aay labaryaan la buuqaan Beesaa dileeso waa laba'ee Hirgo lee wadaanee iyo ayuuto sheegoo Ebedkooda oomo lee tuugaan Arooskii tagaanee Alaabay ka soo xadaan Afar irdoodka ay ku iibshaan
Queue is empty
-- / --