Anoo aduunyada oo idil aaday
Ka soo arki waayay nasro miisaalkeed

Aragaaga u oomay
Oohin kuuma quuree
Adigaa adigaa uurkayga ku taal
Uurkayga ku taal ii imaaw

Anoo agtaa jooogee maqlaayo
Inaan kuu aqbaareeyo
oo uun kuu sheegtee
Aragaaga u oomee
oohin kuuguma quuree
Adigaa adigaa uurkayga ku taal
Uurkayga ku taal ii imaawee

Exit mobile version