logo Masuul Top 100 songs lyrics chart Contact


A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Anoo aduun joogo mp3 ahaan

Sawirka Ahmed Sharif Kiler

Ahmed Sharif Kiler

Fikradaada ka dhiibo heestan

Anoo aduun joogo lyrics

Anoo aduunyada oo idil aaday
Ka soo arki waayay nasro miisaalkeed
Lyrics by Masuul.com

Aragaaga u oomay
Oohin kuuma quuree
Adigaa adigaa uurkayga ku taal
Uurkayga ku taal ii imaaw

Anoo agtaa jooogee maqlaayo
Inaan kuu aqbaareeyo
oo uun kuu sheegtee
Aragaaga u oomee
oohin kuuguma quuree
Adigaa adigaa uurkayga ku taal
Uurkayga ku taal ii imaawee

Wax hays ah kuma jiraan
-- / --