VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Asli eed maroonee - Lyrics

Waa is aaminayeee isma iloobi karnee Noo adkee axdigii Asli eed ma roonee ii imaawee Iftiinka indhahaygee ood aad ahaydee oo ma iilan karee Aduunka aaqiraan ka aadayee Albaabkii qalbigayga Kaama oodanee ii ahaw sidii kuugu ogaayee Ayaansamee adigaa oon iga goosaaayeee Iftiinka indhahaygee ood aad ahaydee oo ma ciilan karee Aduunka aaqiraan ka aadayee Waa is aaminayeee isma iloobi karnee Noo adkee axdigii Asli eed ma roonee ii imaawee aqal inaan galno oon is aroosnaa aqbal noo aheedee iyo ijaabeee.. maxaan iraahdaayeee Eebe ma ii idminee. Waa is aaminayeee isma iloobi karnee Noo adkee axdigii Asli eed ma roonee ii imaawee Iftiinka indhahaygee ood aad ahaydee oo ma ciilan karee Aduunka aaqiraan ka aadayee Afrta koonood Aduunka adigaa kaa ishaartay iimaan lahawee Iilka iiga imaaw Ha iga aargudsanee Iftiinka indhahaygee ood aad ahaydee oo ma ciilan karee Aduunka aaqiraan ka aadayee Waa is aaminayeee isma iloobi karnee Noo adkee axdigii Asli eed ma roonee ii imaawee Uur xumaan aan la ooyayaayee kuuma ahaan karo sidad iigu ogeydee igaar adkeysta ahaw.. kuuma arwaaxi kareee. Waa is aaminayeee isma iloobi karnee Noo adkee axdigii Asli eed ma roonee ii imaawee Iftiinka indhahaygee ood aad ahaydee oo ma ciilan karee Aduunka aaqiraan ka aadayee Saxida qoraalka by Aweis Ahmed ·
Queue is empty
-- / --