VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Asliyeey - Lyrics

Asliyee abshir iyo ijaaba Allahey ka tuugee aamiinta noo haay Ogaawe axdiga adkeeyo uurkey ku yaale oonka iga gooyee Sida abka aada iyo xaawo ibliis arintood ku dheeleen Aan ahaanin is aaminkeena abaay aan ilaashaheena Ogaawe axdiga adkeeyo uurkey ku yaale oonka iga gooyee Asliyee abshir iyo ijaaba Allahey ka tuugee aamiinta noo haay Igaar aqligeyga raacee lama uumin adoo kale Inaan araga ahaado wad ku dhallo waa arkeena Asliyee abshir iyo ijaaba Allahey ka tuugee aamiinta noo haay Ogaawe axdiga adkeeyo uurkey ku yaale oonka iga gooyee Akhyaaran soo diraaye afkeyga aan iska haayee Axad iyo isniin ayaanti ishaarta ii abaare Ogaawe axdiga adkeeyo uurkey ku yaale oonka iga gooyee Asliyee abshir iyo ijaaba Allahey ka tuugee aamiinta noo haay Anoo ogleesihaaye aabeheega anaa ku ahaade Aqalkeena adlee imowhee amuurta hanoo adkaate Asliyee abshir iyo ijaaba Allahey ka tuugee aamiinta noo haay Ogaawe axdiga adkeeyo uurkey ku yaale oonka iga gooyee lyrics by : Abdi Abdulkadir Elephanto ·
Queue is empty
-- / --