VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Dad anoo darjeeyay - Lyrics

Danbi anoo lahaynaa Duudka la'iga saaree Dabin anaa la ii dhigee Laygu deeyee, laygu deeyee Daa'imoo idaryeel Daboolkaan iga qaadee Adaa kuu dansheegtee Da'yartaan is dooranaa Aa la'igu diraayee Dad anoo dareejay aa idulmaayee Yaa ii dadaalaayee Daa'imoo idaryeel Daboolkaan iga qaadee Adaa kuu dansheegtee
Queue is empty
-- / --