Dhaymannluul aa taheye
makugu dheeli karaye
dhankasto waan soo arkayee
dhibaato weyna ku dhacee
adna ma ii dhaami kartaye

Dhabteey waaye dhaaraa
maraayee makaa dhamiyee
isoo dhawee
dhibtii lee iloow
kaala iila dheele

Dhaayaheeyga tahaye
ana sideen kuu dhibayae
dhankasta waan soo arkay
dhibaato weynaa ku dhacee
adna ma ii dhaami kartaye

Dhabteey waaye dhaaraa
maraayee makaa dhamiyee
isoo dhawee
dhibtii lee iloow
kaala iila dheele

Exit mobile version