VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Dajiso heesta Dhiigey ahaan mp3 ahaan

download download //
Hadii ay kuu dajismi wayso midka hoose isticmaal
download Dajiso

Sida loo dajiyo


1. Qaabka mobile-ka:
Sida ugu sahalan aad udajisan karto waa adigoo Mobile kaada ku shubto barnaamijka Masuul somali music waxaad ka isticmaali kartaa Iphone -ka iyo telfoonada kale sida Samsung ga, kaliya halka barnaamijyada laga dagsado ku qor magaca ah Masuul somali music
2. Qaabka labaad, laptop-ka ama Computer-da waa wayn
Waxaad kaliya riixeesaa link- sare kadib woo kuu dajismeesaa, haddii ay dhacdo inoo daarmo waxaad isticmaashaa right click, kadib save dheh ..
Hase yeeshe, waxii intaa dheer sitoos ah Snap chat-ka la xariir #Lamaane

Ahmed Sharif Kiler
Dhiigey ahaan

Dhurwaa dhexdiisaan
Dhuuni aan ka dontee
Dhumayee dhug beele
Dhamow ii dhib dhame
X2

Dhiigay ahaantii igu
Dhaxal nabnayd an
Dhaliil la'aan maaa
Dhaxdaan iigu
Dhaftee x2

Dhagarlay dhigayaa
Dhaqaalees umodee
Dhawacaan igaaray
Dhimasho iiga ronayd
X2

Dhiigay ahaantii igu
Dhaxal nabnayd an
Dhaliil la'aan maaa
Dhaxdaan iigu
Dhaftee x2

Dhaayo dheef ujeeda
Dhib may udhawadan
Wixii kuu dhinaay ma
Dhunac kaa maraaye
X2

Dhiigay ahaantii igu
Dhaxal nabnayd an
Dhaliil la'aan maaa
Dhaxdaan iigu
Dhaftee x2

Dhaayo dheef ujeeda
Dhib may udhawadan
Wixii kuu dhignaay ma
Dhinac kaa maraaye
X2

Dhiigay ahaantii igu
Dhaxal nabnayd an
Dhaliil la'aan maaa
Dhaxdaan iigu
Dhaftee x2

codkii Ahmed Sharif Kiler