Dadka qaarkood diin
Darnaa anaa soodar–
Say ku daalay dabee–
Cadoodee daneeste
Waaye is doorihaaye
Duruuf kalaay hadba
Meel dagaan x2

Doqon ma daaways
Mee habartii dabaal
Dhashaye iidooriyow
Maheshee x2

Dadka qaarkod danaa
Wadee yaan ladayrini–
Nee hana daayicinee
Daruufta waaye daren
Maleh isagaa dagaa
Yaan latuurinee x2

Doqon ma daaways
Mee habartii dabaal
Dhashaye iidooriyow
Maheshee x2

Exit mobile version