Warkii aad dhaheysee
An waa dhigahaaye
Marki aad dhaqaqdee
Dhulka galka udhofte
Dheftada ku dheeshe
An sideen ku dhehaaye
X2

Kuuma dhimahaa
Hadaad idhoortaye

An waa ku dhaafayee
Dhuuni raac maaan
Udhimahaayee x2

Dhaar beenta lahaaye
Adaa u dhawaatay
Dhaqan kaada eheene
Hadiid isku dhiibtee
Dhabtooda maleysee
Amaad ku dhuntaaye
X2

Kuuma dhimahaa
Hadaad idhoortaye

An waa ku dhaafayee
Dhuuni raac maaan
Udhimahaayee x2

Warkii aad dhaheysee
An waa dhigahaaye
Marki aad dhaqaqdee
Dhulka galka udhoftee
Dheftada ku dheeshe
An siden ku dhehaaye
X2

Kuuma dhimahaa
Hadaad idhoortaye

An waa ku dhaafayee
Dhuuni raac maaan
Udhimahaayee x2

Exit mobile version