Heesta Uurka - Lyrics
Arintii an abaabulayee
orodkeed ku jiraa
i ahaan kari waysee
afka waa iga omee
uurka aanka ooyee 2×
Ala ma is iraahdee
amuurteydiyee
abshirey an waa i ahaan doonta
ala ahan doontaa 2×
Amar waaye cajaaib lahee
eberoyday amuurte
maba i adkaane ala
waa amarkagee
ebee aa i gaaree 2×
Ala ma is iraahdee
amuurteydiyee
abshirey an waa i ahaan doonta
ala ahan doontaa 2×