Heesta Hee2 - Lyrics
Dhagoole ahaanaa
Dadka oola dhaqmay
Saa hadii ay dhahane
Waxan iska dhaafee
Dad kaaga dhibaayo
Magacod ku dhumaye
X2
Kuuma dhimahaa
Hadaad idhoortaye
An waa ku dhaafayee
Dhuuni raac maaan
Udhimahaayee x2
Dhaxantii aad ku
Dhaaftee dhiigood
Aad lehene dhogortii
Ay lahayen dhumiso
Ka dhaqaqdee dhiig
La'aanta ku haysee
Adiga ku dhaqaqee
X2
Kuuma dhimahaa
Hadaad idhoortaye
An waa ku dhaafayee
Dhuuni raac maaan
Udhimahaayee x2