VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Hees - Lyrics

Warkii aad dhaheysee An waa dhigahaaye Marki aad dhaqaqdee Dhulka galka udhofte Dheftada ku dheeshe An sideen ku dhehaaye X2 Kuuma dhimahaa Hadaad idhoortaye An waa ku dhaafayee Dhuuni raac maaan Udhimahaayee x2 Dhaar beenta lahaaye Adaa u dhawaatay Dhaqan kaada eheene Hadiid isku dhiibtee Dhabtooda maleysee Amaad ku dhuntaaye X2 Kuuma dhimahaa Hadaad idhoortaye An waa ku dhaafayee Dhuuni raac maaan Udhimahaayee x2 Warkii aad dhaheysee An waa dhigahaaye Marki aad dhaqaqdee Dhulka galka udhoftee Dheftada ku dheeshe An siden ku dhehaaye X2 Kuuma dhimahaa Hadaad idhoortaye An waa ku dhaafayee Dhuuni raac maaan Udhimahaayee x2
Queue is empty
-- / --