Arageed dhamaanaa ood leyga saaree
Inteen abaaraayee ku amaan helaayee
Maxaan u geeystayee yartaan 4x…

[Verse 2 – Killer:]
Anoo ogeeynaa leeyga soo ordayee
Aqalkood markiin aadee iridooda iiga ooteen
Maxaan u geeystayee yartaan 4x…

[Verse 3 – Killer:]
Uurkeey arwaaxiis aa leeyga oodee
Amar waaye jaceylkaan yaan araarahaaye
Maxaan u geeystayee yartaan 4x…

Lyrics by Sowzan Cadeey

Exit mobile version