VOA A B C D E F G H I J K L M N O P Q R S T U W X Y Z

Dajiso heesta Meel ay gasho mp3 ahaan


Hadii ay kuu dajismi wayso midka hoose isticmaal
Dajiso

Sida loo dajiyo


1. Qaabka mobile-ka:
Sida ugu sahalan aad udajisan karto waa adigoo Mobile kaada ku shubto barnaamijka Masuul somali music waxaad ka isticmaali kartaa Iphone -ka iyo telfoonada kale sida Samsung ga, kaliya halka barnaamijyada laga dagsado ku qor magaca ah Masuul somali music
2. Qaabka labaad, laptop-ka ama Computer-da waa wayn
Waxaad kaliya riixeesaa link- sare kadib woo kuu dajismeesaa, haddii ay dhacdo inoo daarmo waxaad isticmaashaa right click, kadib save dheh ..
Hase yeeshe, waxii intaa dheer sitoos ah Snap chat-ka la xariir #Lamaane

Ahmed Sharif Kiler
Meel ay gasho

Gacal aduun yaalee
gaabo lee waayee
gadaal ma loo rooraayee.

Gabar guur ka rabaa
i gooysee
Gibilkeeyga dhan
waa gadoomee
meel ay gashaan
garan waayee.

Meel ay gashaan
Garan waayay.

Geeriyan Doorte
Godkeey halay geeyee
Ma soo gadomaayee

Gabar guur ka rabaa
i gooysee
Gibilkeeyga dhan
waa gadoomee
meel ay gashaan
garan waayee.

codkii Ahmed Sharif Kiler