VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Miirka aa igaqaadey - Lyrics

Mudadii isoo maagtee Wada deeda macanka Badneed x2 Miyirkaa iga qaadayee Ana waa mashqul sanaa X2 Malabaan mudaayayee Carabkeed ii marsatee X2 Maa Mahad waaye miin Moodayee ana waan Nasahaa markaygee X2 Murugteeda ii muujisaye Miskiin nimanteedee X2 Qof muraad lahaan Mudaayayee meelkala U muuqdayee x2 Meer meerin iyadoo Kujirtee ana oon maq- Laayee x2 Maankaygana ku haastaye Micno ween masiininee X2 Mahad waaye miin Moodayee ana waan Nasahaa markaygee X2 Murugteeda ii muujisaye Miskiin nimanteedee X2 Qof muraad lahaan Mudaayayee meelkala U muuqdayee x2 Meer meerin iyadoo Kujirtee ana oon maq- Laayee x2 Maankaygana ku haastaye Micno ween masiininee X2 Mahad waaye miin Moodayee ana waan Nasahaa markaygee X2
Queue is empty
-- / --